Friday 11 February 2011

Xilka Ma Qaadi Karaan Kuwa Sheeganaya Dowlada Somalia?

Waxa Khiyaano Waddan la oran karaa, dembiga halis kalin kara amaanka Qaranka. Demibigaas oo dhibaato loogu geysanaayo, waddan, sida (Somalia), dembigaas laga gelaayo dalka oo loo adeegsanaayo habab aan sharciga waafaqasaneyn, ama taageero uu qofka masuulka ah ka helaayo Dowlad ajnabi ah, ama in dalka  la hoos geeyo Quwado shisheeye, ama ku tiirsanaanta Quwado shisheeye. Ama Goosashada Dalka Qayb ka mid ah Dalka  (Somalia).
Dowlada, Parlamanka, Awooda Maxkamada ugu sareysa  oo ku takri fala awooda.  Waxay dadka gala dembiyadaas muteysanayaan xarig ah 4- 10 sanno ama xarig daĆ­m ah (Madaxaa ha ku furto), waa habka uu qabo sharciyada ka jira reer galbeedka.
(High treason, treason  crimes against national security committed by the person acting with intent to Somali country or part thereof shall, by unlawful means or foreign support, added the foreign power or come in depending therefrom or that one country's part to make themselves independent).

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...