Beledweyne (RBC) Dhaqdhaqaaqyada ganacsiga ee a jira magaalada Beledweyne ayaa lasoo sheegayaa in qiime kororka xagga nolosha ee guud ahaan wadanka ka jira lada dareemay taasoo ay ugu wacan tahay hoos udhaca doolarka iyo qiime dhca sicirka xoolaha nool ee wadanka.SARIFKA LACAGAHA QALAAD:
- $100 gacanta hore: 3, 000,000 Sh.So (Saddex milyan)
- $100 gacanta dambe: 29, 50,000 Sh.So (Labo milyan iyo konton)
Magaalada Beledweyne oo ayaa sida RBC Radio ay u ganacsatada magaalada waxaa si weyn uu qaaliyoobay raashiinka daruuriga ah ee dadku iibsadaan taasoo ciriiri gelisay nolosha dadka dan yarta ah.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment