Tuesday 14 June 2011

DEG DEG: Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo sheegay inuusan is casili doonin

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuusan iska casili doonin xilkiisa, isagoo soo dhoweeyay banaan baxyadii ka dhacay gudaha dalka iyo dibadiisa, kaasoo uu tilmaamay in shacabka Soomaaliyed ay dareenkooda ku muujiyeen.

Shir jaraa'id oo uu goor dhoweyd ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxaa uu shuruud ku xiray inuu xilka iska casilo, waxaa uu sheegay inuu xilka ka dagayo hadii ay kalsoonida kala laabtaan Baarlamaanka iyo shacabka.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay Ciidamada Dowladda in aysan shacabka caburin, isla markaana aysan jirdil iyo xarig u geysan, isagoo sheegay in shacabka ay fikirkooda ay xor u yihiin.


Faah faahinta shirka jaraa'id goor dhow la soco




Hoyga wararka Somaliyeed
www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com
jowharcom@gmail.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...