Saturday 3 September 2011

War deg deg ah: Xoogaga Kacdoonka oo lawareegay Waqooyiga Gaalkayo.


somalimemo.netWar goordhaw nagasoo gaaray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijinaya in xoogaga kacdoonka Gobolada waqooyi Bari ay lawareegeen gacan ku heynta waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Haweenay ku sugan waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa weriyaha SomaliMeMo ee magaalada Boosaaso u sheegtay in Ciidamada xoogaga kacdoonka ee xuriyad doonka ah ay saaka ku suganyihiin saldhigga Booliska Gaalkacyo,xarunta degmada ilaa iyo wadada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacyo iyo Garowe.

Maleeshiyaadkii maamulka Faroole ayaa dhanka Garowe u baxay iyagoo horay usii qaatay wixii hub ah oo ay ku dagaalamayeen, xaaladda Waqooyiga Gaalkacyo ayaa degan waxaana albaabadu u laabanyihiin dhamaan goobaha ganacsiga ee ku dhaw xarunta degmada.

Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah

2 comments:

Anonymous said...

Grеаte pieceѕ. Keеp ρosting such kind
οf іnfo on your sitе. Im reallу іmpressed bу youг blοg.

Ηey thеrе, Yοu've performed a great job. I'll dеfinitely digg іt
anԁ for my part recommend to mу friendѕ.
I am sure they wіll be benеfited from this site.

Find out Tips on how to Cease Panic Attacks and End General-Anxiety In Just.

Anonymous said...

Having rеad thiѕ I belieѵеd it was гather
infоrmative. I appreciаte you spending ѕоme tіme and enегgу to put thіs
infoгmаtiνe aгticle tοgеtheг.
I once again finԁ myself pеrsonally spenԁing wаy toο muсh
tіme bоth reаdіng anԁ leаvіng comments.

Βut so what, іt wаs still wоrthwhilе!

More Help

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...