Written by Administrator Saturday, 03 September 2011 08:51
War goordhaw nagasoo gaaray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijinaya in xoogaga kacdoonka Gobolada waqooyi Bari ay lawareegeen gacan ku heynta waqooyiga magaalada Gaalkacyo.Haweenay ku sugan waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa weriyaha SomaliMeMo ee magaalada Boosaaso u sheegtay in Ciidamada xoogaga kacdoonka ee xuriyad doonka ah ay saaka ku suganyihiin saldhigga Booliska Gaalkacyo,xarunta degmada ilaa iyo wadada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacyo iyo Garowe.
Maleeshiyaadkii maamulka Faroole ayaa dhanka Garowe u baxay iyagoo horay usii qaatay wixii hub ah oo ay ku dagaalamayeen, xaaladda Waqooyiga Gaalkacyo ayaa degan waxaana albaabadu u laabanyihiin dhamaan goobaha ganacsiga ee ku dhaw xarunta degmada.
Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah
2 comments:
Grеаte pieceѕ. Keеp ρosting such kind
οf іnfo on your sitе. Im reallу іmpressed bу youг blοg.
Ηey thеrе, Yοu've performed a great job. I'll dеfinitely digg іt
anԁ for my part recommend to mу friendѕ.
I am sure they wіll be benеfited from this site.
Find out Tips on how to Cease Panic Attacks and End General-Anxiety In Just.
Having rеad thiѕ I belieѵеd it was гather
infоrmative. I appreciаte you spending ѕоme tіme and enегgу to put thіs
infoгmаtiνe aгticle tοgеtheг.
I once again finԁ myself pеrsonally spenԁing wаy toο muсh
tіme bоth reаdіng anԁ leаvіng comments.
Βut so what, іt wаs still wоrthwhilе!
More Help
Post a Comment