![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Tuesday, 11 September 2012 12:20 |
![]() Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh-Shariif oo maanta taageerayaashiisa Ololaha doorashadda qado-sharaf u-sameeyay,ayaa sheegay shalay hadii uusan is-casili-laheyn Musharax C/weli Gaas uu maanta ahaan-lahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed."Gaas markii uu ogaaday inuu galay kaalintii 3-aad,ayuu heshiis-hoose la galay Wadaadka Xasan Sheekh Maxamuud oo aan weligiis ku-riyoon inuu Madaxweyme ahaado,balse shalay xildhibaanadda ayaa aniga igu xukmeynaya,ayey Washamsi igu qaadeen"ayaa laga soo xigtay Sheekh-Shariif.![]() Shalay ayaa Soomaalidda is-bedeldoonka ah ku farxay in weji-cusub oo siyaasadeed la galo,kadib markii 2-dii nin ee loo saadalinayey Musharax Gaas iyo Musharax Shariif ay taako isku-dhigeen tareenka-siyaasadana iyaga iska-tuuray,iyadoo horey uu tareenka-siyaasadda uga dhacay Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif-Sakiin.Shacabkamedia:Beyra:PuntlandShacabkamedia:Runta-Kama-XishoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment