Beesha Yusuf Darood (Awrtable) oo warsaxaafadeed ka soo saaartay cabasho iyo Qeylodhan ku saabsan sidii loo maamulay waxqaybsigii xubnaha baarlamaanka ee Beesha Yusuf Daarood (Awrtable)
Ku:Madax dhaqmeedka bahwenta Yusuf Darood(Awrtable)
Ku:Guddiga Xalinta Khilaafaadka Bahweynta Darood.
Ku:Warbaahinta Soomaliyeed.
Ku:Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Fedreralka Soomaalia.
Ku:Afhayenka Baarlamanka ee Federalka Soomaalia.
[]Kadib kulan ay yeesheen (Teleconference) nabaddoonada, waxgaradka , aqoonyahanada iyo culumaudiinka beesha Yuusuf Darood oo ku nool dalka gudihiisa iyo Dibadiisa Waxay soo saareen qodobada hoos ku xusan:
1. Waxaan cambaareyneynaa sida cadaalada ka fog oo u qaybiyey Suldaan Burtinle xubnihii baarlamaanka ee Beesha Yussuf Daarood (Awtable) oo kuligood kadhigay hal beel kaliya oo qatay taladii Mohamed Abdi Yusuf oo ku taliyay in Owrtable weyne lakala faquuqo si cad sadbursi uu boobay Kuraatii Baarlamanka ee Besha Yusuf Darood.
2. Waxaa cadeyneynaa in Beel kaliyah si haqdaro ah loo qeybiyay oo seddex goor oo xubno baarlamaan la qaybsaday aan wax laga siin,Beelaha kale oo Awrtable weyne tanina ay tahay tii afraad,nimaan talinjirin haduu taliyo,nimaan tagi jirinbaa taga.
3. Waxaa xaqdarro ah in qofkii shalay qaatay inuu maantana qaato tii Carte,Empegathi,Jabuuti ilaa hadda taas maqabatoh Beesha Yusuf Darood.
4. Si cadaaladu u shaqeyso miyaanay ka haboonen in maalinba reer la siiyo
5. Waxaan markhaati madoonto ah in aqoonyahanada beeshu ay maalin walba u taagan yihiin wax u qabadka Beesha Yusuf Darood markii ay wax qaybsi noqotana ayna tolka ku jirin
6. Waxaan cadeyneynaa in sida baarlamaanka loo qaybiyey iney tolka aad u kala fogeysey
7. Waxaan kaloo cadeyneynaa iney tani keeni doonto in beelaha Yusuf Darood ay mid waliba isimkeeda sameysato mar haddii isimkii tolku caado ka dhigtay cadaalad darro joogto ah oo Suldaan burtinle uu Baarlamanka ku daray xubno Awrtable weyne isaga iimaan.oo si xaaq ah aan loo xulin.
8.Waxaan halkaan ka cadeyneynah in sidii EmpegathiKenya wax lagu qeybsaday Mohamed Abdi Yusuf oo goob jog ah iin uu xatta ka hadlin kana dodin Xaqa Awtable weyne sadka uga soo aday markii darood waxqeybsanayay. IIn manta sadex xildhibaan loo qondeyoh Yusuf Darood isaga ayaa sabab uu ah dusha ugatureynah.Waxaan la simanahay Beelaha kale oo daarood.Waa in aan xaqena soo dhacsanaa.
Halaal Malin Baa La Qashaa.
Waxaan idinkugu Baaqayaa Inaad taladii segteen soo xulida Xildhibaanada Beesha u matala Baarlamaanka waxey aaheed inaad Shirweyne u qabataan Siyaasiyiinta , Aqoonyahanka, Culimadda iyo waxgaradka kale ee Beesha si loo helo Bulsho midaysan oo hal ujeedo leh (hal yool), idinkoo isku-xir u sameyn doona Bulshada Beesha ee gudaha iyo dibadda, waxaa ilaa hada ii muuqda isfeeryaac (isgarabyaac) aad u badan sida kooxo gooni gooni ah oo iswadata, Aqoonyahano ama Saraakiil sarsare oo cidla taagan ,kooxo nin tooxsi ku jirta, mid keligii duul ah, kuwo danno shisheeye u shaqeynaya, koox isbedel doon ah(Generation change) iyo kuwo aan himilo fog oo siyaasadeed lahayn intaba.Suldaan Burtinle waa gabay driiqul mutaqiin Mohamed abdi yusuf taladiisa magacaga ayuu hoog kuu riday.
Waxaa go’aanadan soo saaray nabaddonada,waxgaradka,aqoonyahanada iyo culumaudiinka beesha yussuf Daarood magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
- Nabadoon Ali Ghelle Kaneec
- Sheikh Mohamed Ilyaas
- Sheikh Abdifatah Klimbe
- Ganacsade Farah xagi Mohamed
- Dr.Abdiqafaar Sheikhnur
- Nabadoon Jaacfar jama
- Nabadoon Mohamed Khamiis Sheikhnur
- Dr. Osman Xassan woqooyi
- Nabadoon Elmi Gazawe
- Ganacsade Mohamed jama yare
- General Mohamed Hussein Da’uud
- Inj. Gle/Sare Abdirashiid Sheikhnur
- Inj. Col. Nur Jama
- Inj. Gle/Sare Bashiir Habiib Sheikhnur
- Inj.Ahmed Daahir Sheikhnur
- Prof.Ahmed Mohamed Xassan
- Prof. Faarax Daahir Sheikhnur
- Prof. Maryan Xassan Woqooyi
- Dr.Ganacsade Mursal Jama yare
- Mohamed Xukuun Sheikhnur
- Dr.Ali Yaxye Jama Jirac
- Abullahi Mohamed Mulyux
- Mohamed Yuusuf Ciise
- Khaliif Jama Abdulle
- Dr.Ali Xassan Woqooyi
- Dr.Mohamud Abdi
- Dr. Saciid Moxamed dighiil
- Ganacsade Ali Xagi Moxamed
- Dr.Omar Xassan Woqooyi
- Dr. Mohamud Daahir
- Hodan Jama Brunji
- Ayaan Sheikhnur
- Asha Cumar
- Siiraad Mohamed Mulyux
- Asha Ghelle Kanec
- Jawaahir Sheikhnur
- Sahra Abbas
- Dr.Hodan Xassan woqooyi
- Dr.Shukri Daahir
- JamalXassan Shire
- Dr.Faisal XassanWaqooyi
- Dr.Nur Daahir Sheikhnur
- Ganacsade Mohamud Abdishakuur
- Cabdi Nassir Xassan
- Ganacsade Axmed Abdirizak
- Mohamed Daahir
- Axmed Mohame Gure
- Gancsade Alinuur Abdixamiid
- Mohamed Abdishakuur
- Mohamed Nuur Salax
- Sahra Sheikhnur
- Ayaan Klimbe
- Bashiir Abdirahmaan
- Ciise Abdihamiid
- Dr.Mohamed Abdiaziz
- Mohamuud Abdulqaadir
- Napadoon Iidiris Abdixamiid
- Mohamed Yusuf Cisse
- Abdullahi Sahaal
- Sheikh Shaafici Salaad nuur
- Mohamud Abdulqaadir Hussein
Baaqaan Waxaa Raxanreeb Soo Gaarsiiyey
Axmed Daahir SH Nuur
(503) 421-6010
Oregon USA
Axmed Daahir SH Nuur
(503) 421-6010
Oregon USA
No comments:
Post a Comment