![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Tuesday, 25 February 2014 13:07 |
![]() Iyadoo Ururka Alshabaab ay soo saareen digniino ay u dirayaan haweenka Shaaha ka ganacsada ee shaaha ka iibiya Ciidamadda Dawladda federaalka in la toogan-doono,ayaa xalay Haweenaydii ugu horeysay ee la ogaaday inay Shaah ka iibiso Ciidamadda Dawladda lagu tuugtay Suuqa Xoolaha oo ka tirsan Degmadda Huriwaa,waxaana dhaawac culus la soo gaarsiiyay Haweenay kale,halka Ganacsigii Degmadda Huruwaa qeybo ka mid ah xalay Ururka Shabaab ku qasbeen in la xiro.Arintan ayaa sababtay ilaa hadda Biibitooyonka Shaaha lagu cabo ee Degmadda Huriwaa in Askaragii loo garto Dawladda inuu ka tirsan-yahay Haweenka diideen inay Shaah ka ibiyaan si ay naftooda uga bad-badiyeen inay dilaan Ururka Alshabaab oo markaan qaabka dhaqankii Mafiyadda la soo baxay.Riix:oo akhriso:19-kii Bishan oo Alshabaab soo saareen Digniin Haweenka Degmada Huriwaa loo jeediyayShacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment