Sunday 8 January 2012

Filimkii Dagaalkii taariikhda galay ee Dayniile oo Carabi lagu Turjumay (DAAWO)


Written by Administrator on .
Maalintii Khamiista Bishuna ay ku aadanayd 20-10-2011-kii waxay ahayd maalin Barakaysan oo uu Allaah siiyey guulweyn Mujaahidiinta Soomaaliyeed halka dhanka kale ay maalintaasi u ahayd gaalada Burundi maalin madow oo aan maskaxdooda ka go'i doonin.

In kabadan Boqol askari oo u dhashay dalka Burundi ayey Mujaahidiinta Soomaaliyeed dhegta dhiiga u dareen, waxaa maalintaas dhabowday guushii uu Allaah u balanqaaday adoomadiisa u jihaadaya koryeelidda Diinta Allaah.

Filim laga duubay Dagaalkii Dayniile oo ay horay u baahisay Mu'asasada Al Kataa'ib ee hoostagta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa mar kale Baahisay Filimka oo lagu Turjmay luuqadda Carabiga si ay uga faa'idaystaan Bulsha weynta Muslimiinta ah ee ku hadasha luuqadda Carabiga ah.


No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...