Tuesday 31 January 2012

Al-Shabaab Oo Askari Kenya Dhagax Ku Dishay

Share


Al-Shabaab Oo Askari Kenya Dhagax Ku Dishay
Al-Shabaab Oo Askari Kenya Dhagax Ku Dishay

Kismaayo(RBC) Militryga dalka Kenya aya xaqiijiyay maanta oo khamiis ah, Al-Shabaab in ay dhagax ku dileen nin ay ku sheegeen in uu ahaa basaas, balse horrey ugu dagaalamaayay Al-Shabaab
Ninkan ayaa dhagax lagu dilay meel fagaaro ah oo ku taalo magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya halkaas oo ay maamulaan Al-Shabaab oo hadda dagaalo ku la jirra ciidamada Kenya, kuwa AMISOM iyo Askarta dowlada KMG ah.
Wargeeska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya oo soo xiganaya Major Emmanuel Chirchir  oo ah afhayeen u hadlay Miltaryga Kenya ayaa xaqiijiyay Al-Shabaab in ay dhagax ku dileen nin ay sheegeen in uu basaas u ahaan ciidamada Kenya ee ku sugan koonfurta Soomaaliya.
Warbaahinta soomaalida ayaa laga soo xigtay ninka dhagaxa lagu dilay in uu qirtay in uu ahaa basaas ka dib markii maxkamad ay lee yihiin Al-Shabaab ku heshay dambigaas
“Waa run in dhagax lagu dilay mid ka mid ah dadkeena kaas oo la soo bandhigay muuqaalkiisa ,” sidaas waxa u sheegay the Nation afhayeen u hadlay militaryga Kenya   Major Emmanuel Chirchir .
Wargeeska ayaa shegay in boqolaal qof oo ah dadka deeganka in ay ka qeyb galeen oo ay goob u ahaayeen ninka lagu dilay dhagaxa “
Ninka la dilay ayaa la sheegay Al-Shabaab in ay ka qorteen magaalada Nairobi’s gaar ahaan deeganka Majengo sidaas waxa sheegay Mr. Chirchir .
Al-Shababa ayaa ku eedeeyay in uu soo hoggaamin jiray diyaaradaha dagaalka ee duqeeya saldhigyada ay ku lee yihiin Al-Shabaab magaalada Jilib.
Al-Shabaab ayaa sheegay in ay hayaan seddax kale oo ka tirsan ciidamada dalka Kenya kuwaas oo hadda ku xiran xabsi ku yaalo magaalada Kismaayo.
Warbixin ay sii deysay july sanadkii horre guddiga la socodka xayiraad hubka soomaaliya iyo Eritrea ee hoostaga QM waxa ay wariyeen in boqolaal dhalinyaro oo reer Kenya ay qorteen Al-Shabaab kuwaas oo hadda u dagaalama.
Al-Shabaab ayaa inta badan maamulasha Koonfurta iyo bartamah soomaaliya, waxana ay hadda dagaallo wajiyo badan kula jirtaa ciidamada dowlada KMG ah, AMISOM, iyo Ethiopia,
Al-Shabaab kuma cusba in dhagax ay ku disho dad ay sheegtay in ay yihiin basaas kuwaas oo la sheegaya dhinacyada ka soo horjeeda
RBC Radio
————————-

12 comments:

Anonymous said...

I'd like to find out more? I'd want to find out some additional information.
Here is my web-site - baby fishing shirts

Anonymous said...

This paragraph is truly a nice one it helps new web users, who are wishing
for blogging.
Here is my web page ; Office Furniture Toronto

Anonymous said...

I read this piece of writing fully on the topic of
the difference of most recent and preceding technologies, it's remarkable article.
My web blog : sanstreet.com.sg

Anonymous said...

I have read so many posts on the topic of the blogger
lovers but this article is actually a good piece of writing,
keep it up.
Have a look at my web-site 404 Not Found

Anonymous said...

I have read so many posts on the topic of the blogger
lovers but this article is actually a good piece of writing, keep it up.
My web site :: 404 Not Found

Anonymous said...

Appreciation to my father who informed me about this
website, this blog is actually awesome.
My site :: ASSI PLAZA

Anonymous said...

Do you have a spam problem on this website; I also am
a blogger, and I was curious about your situation; many of us have developed some nice methods and we are looking to trade solutions with other
folks, please shoot me an e-mail if interested.
My page ; http://Www.alyssamelodyacupuncture.com

Anonymous said...

Great post. I was checking continuously this blog and I'm impressed! Very helpful info particularly the last part :) I care for such info a lot. I was seeking this certain information for a very long time. Thank you and best of luck.
my web page > LLC. :: Poptops :: Silver Heart Cross 40% OFF!

Anonymous said...

Hey there are using Wordpress for your site platform?
I'm new to the blog world but I'm trying to get started and set up
my own. Do you need any html coding knowledge to make your own blog?
Any help would be really appreciated!
Also visit my homepage : Unforked

Anonymous said...

What's up to every one, as I am in fact keen of reading this weblog's post
to be updated regularly. It contains fastidious data.
My homepage : www.rainbowcottoncandy.com

Anonymous said...

I couldn't resist commenting. Well written!
Also see my web site - Teamspeak Server Hosting

Anonymous said...

Hi, I do think this is a great site. I stumbledupon it ;) I am
going to return once again since i have bookmarked it. Money
and freedom is the best way to change, may you be rich and continue to guide other people.
Look into my site :: best painting company

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...