Wednesday 25 January 2012

Sheekh Daahir Aweys oo Geeriyooday (Tacsi). SAWIR


Written by Administrator on .
Inaalillaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun waxaa goordhaw oo caawa ah geeriyooday Sheekh Daahir Aweys oo ah aabaha Sheekh Xasan Daahir Aweys.


Caawa Fiidkii ayuu deegaanka Ceelasha Biyaha ku geeriyooday Sheekh Daahir Aweys oo maalimihii lasoo dhaafay xanuunsanaa.

Allaha Unaxariistee Sheekha ayaa dhalay carruur badan oo culumo ah oo uu ugu caansanyahay Sheekha Mujaahidka ah Sheekh Xasan Daahir Aweys.


Maamulka iyo Howl-wadeenada SomaliMeMo waxay Taczi u dirayaan ehelka iyo qaraabada uu ka baxay Sheekh Daahir Aweys waxaana si gaar ah Taczi ugu direynaa Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah sheekh Mujaahid ah.

Sheikh Xasan Daahir oo Madaxa ka Dhunkanaya Aabihiis Sheikh Daahir Aweys.


Taariikhda Sheekh Daahir Aweys waansoo qori doonaa Insha'allaah 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...