Wednesday, 25 January 2012

Cod lagasoo duubay Mujaahidkii Camaliyadda Istish-haadiga ku fuliyey ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Baladweyne (DHAGEYSO)


Written by Administrator on .
Shabakadda Islaamiga ee SomaliMeMo ayaa heshay cod lagasoo duubay Mujaahidkii howlgalka Istish-haadiga ku fuliyey ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa xarunta Gobolka ee magaalada Baladweyn, halkaas oo ay ku halaagsameen ciidamo iyo askar ka tirsan ciidanka gaalada ah ee Itoobiya.

Mujaahidka oo lagu magacaabo Al Shahiid Bi'idnillaah Maxamed Cabdi Xasan ee Camaliyadda fuliyey oo arimo badan uga hadlaya Dardaarankiisa ayaa Fariimo kala duwan waxa uu u kala dirayaa Mujaahidiinta caalamka gaar ahaan Mujaahidiinta ka Jihaadaysa dalka Soomaaliya iyo sidoo kale Cadowga Saliibiga ah ee kusoo duulay dalkeena Soomaaliyeed ee Muslimka.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...