Sunday 29 January 2012

In ka Badan 100 Dagaalyahanada Al-Shabaab iyo Hubkooda oo Goordhow Isu Dhiibay DKMG ah


 
Share
Muqdisho (RBC) Ku dhowaad 150 dagaalyahanada ururka Al-Shabaab  oo soo goostay ayaa goordhow Al-Shabaab  ka gudbay deegaanka Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho.
Dagaalyahanada oo ay wehliyeen labo sarkaal oo caan ka ahaa Al-Shabaab ayaa watay illaa saddex tikniko ah iyo gaari dhowaan lagala soo baxsaday wadanka Kenya kaasoo Al-Shabaab ay heysteen.
Faahfaahin dheeraad ah kala soco Raxanreeb goordhow

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...