Sunday 8 January 2012

Wiil uu aabe u ahaa wasiir ka tirsan maamulka Galmudug State oo isku dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaceeda koonfureed ayaa wararka naga soo gaaraya waxay sheegayaan in isku uu isdilay wiil uu dhalay wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Galmudug State Abshir Diini Cawaale kaasoo dhowaan ka yimid dalka Canada.
Wiilkan isdilay ee uu dhalay wasiirka arimaha gudaha ee Maamulka Galmudug ee la sheegay inuu ka yimid dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Canada ayaa mudooyinkana ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, waxaana wararku ay sheegayaan in wiilkan halkaas loo keenay in lagu dhaqan celiyo ka dib markii eheladiisu ay ka baqeen inuu raaco dhaqamada Islaamka ka baxsan ee reer galbeedka.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...