Wednesday, 9 July 2014

R/wasaaraha oo lagu qasbay M/weyne Xasan Abtigiis inuu u magacaabo Taliyaha Nabad-Sugidda?

(Waa kuma Sambaloolshe:Qalinkii:Tooshka Wareega ee Sh-Media

 2014-07-09 16:44:29

Reysalwasaaraha Dawladda federaalka C/weli Sheekh oo Kooxda Damjadiid ay ka keensatay Dalka Sacuudi-Caraabiya,ayaa lagu qasbay inuu Taliyaha Nabad-Sugidda u magacaabo C/laahi Sambaloolshe.

Waa Kuma Sambaloolshe:

Ninkan ayaa ahaa Safiirkii Kooxda Damjadiid u fadhiyay Dalka Ingiriiska,waxaana xilka Safiirnimadda mar hore u magacaabay abtigiis Madaxweyne Xasan Culusoow.

Hadaba Reysalwasaaraha ayaa isagoo fulinaya amarka Madaxweyne Xasan,wuxuu aqbalay inuu Taliyaha Nabad-Sugidda u magacaabo Ambassador C/laahi Sambaloolshe oo xilkii hore ee Safiirnimadda iyo midkan ku helay wuxuu Abti u yahay Madaxweyne Xasan,isagoo ka soo jeeda Degmadda Beled-Weyne ee Gobolka Hiiraan.

No comments:

Gold toilet stolen in Blenheim Palace burglary

8 minutes ago Share this with Facebook   Share this with Messenger   Share this with Twitter   Share this with Email   Sh...