- Afhayeenka ku dhaqanka shareecada islaamka beelaha daarood sh,axmed c/laahi shanle ayaa ku tilmaamay hadalkii kasoo baxay madaxweynaha maamul goboleedka puntland c/raxmaan faroole mid ah nin daad qaaday xunbo Cuskay . Sh axmed shanle oo manta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in cadowga koowaad ee umada reer SSC uu yahay faroole iyo inta raacsan islamrkaana loo baahan yahay in dhab ah loola dagaalamo ,waa siduu hadalka u dhigaye
- Sii Akhri

No comments:
Post a Comment