
Muqdisho(RBC)Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled weeyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta kulan ballaaran ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin ka kala scotay Ururka Xisbul Islaam iyo Al-shabaab. kulankaas ayaa ahaa mid uu al baadada u xirnaa laakiin markii uu soo gabagaboobay ayaa waxaa saxaafadda la hadlay madaxa arrimaha Garsoorka ee Ururka Xisbul Islaam ee magaalada Beledweyne Shiikh Cabdulqaadir Axmed Xaaji oo sheegey in kulankii ay lahaayeen labada dhinac uu ka soo baxay heshiis ay u dhan yihiin.
Read More
No comments:
Post a Comment