Gaalkacyo (RBC Radio):- Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad oo ka tirsan Issimada Gobolka Mudug ayaa si kulul uga hadley arimaha la xiriira dhul balaarsiga ay wadaan qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka Soomaaliya.

Nabadoon Yaasiin oo ka qeyb galay kulan maanta ay yeesheen ergo ka socota SSC iyo Waxgaradka gobolka Mudug oo ka dhacay Hotelka Al-xuseyn ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka dhawaajiy
ey in duulaan lagu soo yahay dhul badan oo ah kuwa ay degaan beesha Daarood.
“Waxaa la yaab leh, in duulaan iyo boob lagu hayo dhulka Daarood, waad ogtihiin saaka anagu Burco duulaan kuma nihin, Hargeysana duulaan kuma nihin, dhinacan kale ee Mudug, Dagaari duulaan kuma nihin, Hobyana sidoo kale, ee maxay tahay sababta dhulkanaga duulaanka loogu soo yahay”. ayuu yiri Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad.
SII AKHRI
No comments:
Post a Comment