Sunday 13 June 2010

Dowladda Soomaaliya oo heshiis qarsoodi ah kula gashay wadanka Holland in si qasab ah Muqdisho loogu celiyo qaxooti Soomaaliyeed oo ku sugan dalkeeda Holand

(Dukumintiga heshiiska iyo Wargeys ka hadlay) Dowladda Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa heshiis kula gashay dowladda Nederland in ay iska kaashaadaan sidii si qasab ah dib loogu celin lahaa qaxooti Soomaaliyeed oo ku jira kaamamka dib u celinta, iyadoo halka dib loogu celinayo qaxootigaasina ay tahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaana tallaabadaasi cambaareeyey hayàdda qaxootiga u qaabilsan UN-ka ee UNHCR iyo hayàdda dib u celinta qaxootiga IMO oo ku tilmaamay tallaabadaasi mid haddii lagu dhaqaaqo ka dhigan in dulmi weyn laga galay nafta biniàadamka, maadaama dowladda Soomaaliya ay tahay magac u yaal oo keliya oo maamulkeedu aanu ku firirsaneyn magaalada oo idil.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...