“Waxaan dadweynaha leeyahay codkiina dhiibta si nabadgelyo oo deganaan leh, ka fogaada dhibaato. Mida kale waxaan ku boorinayaa war UDUB aynu aragnaye bal markan aan Kulmye ku fiirino”, ayuu yiri Boqor Buurmadow.

Boqor Buurmadow ayaa shaley dadweyne ka mid ah taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee Kulmiye kula hadlay fagaare ku yaalla magaalada Ceynaba, halkaasi oo masuuliyiin ka tirsan Kulmiye ay khudbado ka jeediyeen iyadoo ay ahayd maalintii ugu dambeysay ee ololaha xisbigaasi.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment