Sunday 27 June 2010

Xisiga Kulmiye oo maanta ka yaabiyey shacabka Somaliland

Xisbiga Kulmiye oo ka yaabiyey shacabka Somaliland ka dib markii Laba wasiir oo ay Silaanyo xigto yihiini ay maanta iscasileen Hargeysa(Saylac.com)-Iscalidina labada wasiir ee Beesha Habarjeclo waxay xisbiga Kulmiye ku noqotey madfac lagu burburiyey xisbiga Kulmiye . Mid ka mida labadan wasiir ayaa laba casho kahor cidaacada BBCda u waramay isagoo sheegay in uu ku kalsoon yahay xisbiga UDUB inuu ku guulaysan doono doorashada somaliland. Hadalkii wasiirka intiinii dhagaysatey waxa uu yidhi” xisbiga UDUB waa xisbi qaran kan Kulmiyena waa xisbi qabyaaladi ka buuxdo markaa Jamuuriyada Somaliland uma baahna qabyaalad wakhtigeedii laga soo gudbay” Hadaba maxaa qaatey wasiirka ayey dadweynaha somaliland ee ku kala dhaqan gobolada dalka iyo dibaduba maanta isweydiinayeen.SII Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...