Friday 12 November 2010

Dowlada Puntland Oo Sheegtay In Ay Ka Fiirsaneyso Xiriirka Dowlada Federalka Somalia ( War Saxafadeed )

Boosaso ( RBC Radio ) Dowlada Puntland ayaa waxaa Maanta Ka soo Baxay War Ku sabasan wadashaqayta Mustaqbalka Iyo kan Hada Taagan Ee dowlada Dhexe Ee Somalia.


War saxaafadeedkani oo Ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland Ayaa Waxaa saxaafada U Akhriyay Wasiir Dastuurka Iyo Arimaha Fadaralka Ee Dowlada Puntland Cabdi Xasan Jimcaale ayaa waxaa Uu Ku soo bandhigay Qodobo badan Oo Ay Puntland Ku dhaliilsan Tahay Dowlada Federalka.

Qodobada Maanta La soo bandhigay Ayaa waxaa Saldhig U Ahaa Hirgalin La’aanta Heshiiski gaalkacayo Ay Ku wada saxiixdeen Dowlada Puntland Iyo Dowlada Fadaralka Kal Hore. Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...