
Muqdisho RBC Radio) Haatan ayaa mar kale waxaa soo ifbaxaysa in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay masuuliyiinta ugu saraysa dowlada KMG Soomaaliya. khilaafkaan ayaa haatan waxa uu ka dhaxtaaganyahay Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo waliba gudoomiyaha baarlamaanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan.
Dad ku dhow dhow labadaan masuul ee ugu saraysa dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in uu jiro khilaaf xoogan oo u dhaxeeya labadaan masuul.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment