Wararka aan ka heleyno goobaha caafimaadka ayaa sheegaya in tirda dadka dhintay ay yihiin 2 ruux halka dhaawacuna uu gaarayo 9 kale.Dhamaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ah rayid waxayna isugu jiraan dad gaari bas ah saarnaa iyo dad wadada marayey kuwaasoo ay haleeshay rasaast ay fureen ciidanka Afrika ka jooga Muqdisho ee Amisom.Read More
No comments:
Post a Comment