Wednesday 10 November 2010

Yaa ka masuul ah ciqaabta la mariyo kumanaanka qof ee isugu jira haweenka iyo raga ee ku xiran xabsiga weyn ee “jeel Ogaaden

Yaa ka masuul ah ciqaabta la mariyo kumanaanka qof ee isugu jira haweenka iyo raga ee ku xiran xabsiga weyn ee “jeel Ogaaden”…..……. Qalinkii wariye Anwar Bakhiit (Daawo sawirada xabsiga)
Xabsiga Weyn ee loo yaqaano "Jeel ogaaden" Ee magllad Jigjiga waxaa ladhisay sagashameeyadii xiligaasi xukunka kilalka uu haayay Khadar Macalim, isaga oo marka uu dhameystiray dhismaha jeelka ay ciidamada Federalk itoobiya ku xireen Khadar naftiisa oo ahaa madaxweynihii Kilalka, Jeelka waxa uu soo maray isbedelo badan oo kala ah dhanka dhismaha iyo dhanka dadka lagu xirayaba, jeelka oo lagu sheegay in uu yahay mid kamid ah xabsiyada ugu weyn bariga afrika Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...