
Culimada diinta ayaa khudbado diini ah kuna saabsan ciidul Adxa iyadoo ay ka hadleen arkaanta xajka isla markaasna bulshada ku boorinayay ka shaqeynta samafalka, maslaxada umada iyo nabadgalyada sidoo kale culimadu waxay bulshada musliimiinta ah uga digeen waxyaabaha fawaaxishka ah ee aan diinta Islaamka ku banaaneyn.
Madaxwaynaha dawlada Puntland C/raxmaan Faroole oo ka Hadley halka lagu tukadey ee garoonka kubada cagta ee Garoowe ayaa sheegay inay muhiim tahay in nabadgalyada dalka laga shaqeeyo ayna saran tahay ka shaqeynteedu muwaadin kasta oo reer Puntland ah. Madaxwayne Faroole waxa kale oo uu ka hadlay hadalo kazoo baxay Maamulka Somaliland isagoo tibaaxay madaxwaynuhu in Puntland ay doonayso nabad isla markaasna dariskeedana la doonayso hayeeshee waxa uu sheegay in kooxihii Sii Akhri
No comments:
Post a Comment