Tuesday 16 November 2010

Gobolka Galgaduud Oo Maanta Laga xusin Ciidul Adxaha

Xilli Maanta intabadan Laga ciiday dhamaan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa haddana waxaa soo ifbaxaya gobolada Maanta Laga ciidin, sida  Gobolka Galgaduud Ee Xaruntiisa Dhuusa Mareeb oo maanta Laga Cidin Ciidul Adxaha.
Maamulka Gobolka Galgduud ayaa ku dhawaaqay in Maanta Laga ciidaynin Gobolkani Ee Xaruntiisa tahaya Dhuuse Mareeb, waxaysa xuseen Maamulka Ahlusuna Waljameecaa oo ka arimiya Galgaduud inaysan Maanta Ciid ahayn oo Barri Ciidi doonaan Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...