Thursday 18 November 2010

Ergo Ku Baxdey Deminta Colaad Beeleedka Ka Jira Deegaanka Kalshaale


Burco (RBC Radio):- Ergo nabadeed ayaa ka soo ambabaxdey magaalada Burco ee maamulka Soomaaliland kuwaasi oo qorsheynaya in ay kala dhexgalaan beelo dhowaantan diriri ku dhexmartey deegaanka Kalshaale ee duleedka magaalada Buuhoodle.
Ergadani ayaa ka kooban Salaadiin, Nabaddoono, Waxgarad iyo Cuqaal waxaana la sheegay in ay doonayaan in ay kala dhexgalaan labada beelood ee ku dirirsan deegaanka Kalshaale kuwaasi oo kasoo kala jeeda degmooyinka Buuhoodle iyo Burco.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...