Ra’iisal-wsaare Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa wax yar kadib ku dhawaqaayo golahiisa wasiirada oo ka koobnaan doono 18 wasiir oo u badan kuwa ku cusub wajiyada Soomaalida iyadoona xiligaan xarunta Madxatooyada ay soo buux dhafiyeen xildhibaano iyo xubna kale oo farabadan
Wasiiradaan ayaa intabadan ah kuwa qurbaha disheen oo muda aan arag dalka iyagoona xiligaana sida muuqata ay adkaan doonto in ay wax weyn ka qabtaan arimaha murugsan ee ka jirta koonfurta Soomaliya
Read More
No comments:
Post a Comment