Tuesday 30 November 2010

Nin Yuhuudi Ah Oo Ka Qeybqaadanaya Colaada Ka Jirta Gobolka Mudug

SIIGaalkacyo (RBC Radio):- Waxaa soo baxaya warar qeexaya in dagaal beeleedka ka dhacay deegaanada miyiga ah ee gobolka Mudug uu ka qeyb qaadanayo nin dhalashadiisu tahay Yuhuudi, kaasi oo la sheegay in uu degan yahay koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Ninkani Yuhuudiga ah ayaa la sheegay in magaciisa la yiraahdo Edwin waxaana uu ka howlgalaa koonfurta gobolka Mudug meelo ka mid ah, waxaana saldhig ciidan uu ku leeyahay xaafada Wadajir ee koonfurta Gaalkacyo.
Edwin waxaa uu tababar u soo xiray dufcado maleeshiyaad ah oo uu ku shaqeysto, kuwaasi oo uu hubeeyay sida ay sheegeen waxgarad ku sugan koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana ninkani ajnabiga ah oo halkaasi ka dhistey hay’ad sirdoon ah uu ku dhuuntaa ama isku qariyaa in uu yahay magaca shirkad kaluumeysi taasi oo uu ugu magacdarey Iidaan.SII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...