Tuesday 10 May 2011

Gabadhii Fidnada Muslimiinta iyo Masiixiga Dalka Masar ka bilaabaty oo wareysigii ugu horeysay bixisay


PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Tuesday, 10 May 2011 23:59

Abeer Talaat waa gabadhii sababtay rabsdaha ka socda dalka Masar oo u dhaxeeya Muslimiinta iyo Masiixiga  waxaan idiin ka haynaa warbixin aan  ka turjuntay waraysi ay siisay Talefishanka Al-Tahriir

Gabadhani waxay waraysiga ay  siisay Egypt's Al Tahrir channel ku sheegtay  in ay Muslintay Bishii sagaalaad ee sanadkii hore iyada oo horay u haystay diinta  Masiixiyada,waxayna ka guurtay tuuladii ay ku noolayd oo ahayd   Assiut, Upper Egypt ,sidoo kalena waxay sheegtay in  ay bilowday in ay iska furto ninkeedii hore o ay isku guursadeen diintaas.

Marwo Abeer  waxay la kulantay Yasin Thabet oo Muslim ah  markii ay iska furtay ninkeeda hore  waxayna go'aansadeen in ay is guursadaan,laakiinse dhowr asbuuc ka hor ayaa looga yeeray ka Kaniisada waxayna noqotay mid halkaa lagu haysto oo laga qaado xoriyadeeda

Gabadhan waxay sheegtay in Dhowr kaniisadood oo kala duwan oo ku yaal Masar lagu hayey,ayna markii danbe ku danbaysay Kaniisada Imbaba,waxay kaloo sheegtay in Baadariga iyo gabdhaha aan guursan oo dhex jooga kaniisada( Priests and nuns ) ay u sheegeen in ay ku soo laabto diinteedii hore ee Masiixiga ayna ku noqoto  ninkii hore 

Abeer waxay waraysigeeda ku sheegtay in habeenkii sabtida oo rabshadaha Muslimka iyo masiixiga u dhaxeeya ay ka socdeen dalka Masar ay maqlaysay sawaxanka hase ahaatee ay iyadu  ku jirtay aqal ku yaal xaafada Imbaba halkaas oo ay ku ilaalinaysay gabdhaha guurka ka caagan ee loo yaqaan (Nuns)

Mrs Abeer waxay sheegtay in ay diinta Islaamka ay ka  baratay ama ay   ku dhiiro geliyeen dad kala shaqayn jiray  caligraphy institute ayna booqdeen Jaamacada Al-Azhar,halkaasna ay ku qaadatay diinta Islaamka magaceediina u bedeshay magaca Islaamka ee Asmaa.

Waxay sheegtay in markaa ka dib ay ku dhuumanaysay Tuulo ku taal gobolka Benha laakiinse ay dad ku wargeliyeen qoyskeeda meesha ay joogto  laguna xiray kaniisada Virgin Mary Monastery  Assiut bishii  March.

Gabadhan ayaa  sheegtay in lagu hayn jiray dhowr kaniisadood iyada oo markii danbe la geeyey Kaniisada Abbasiya oo baadarigii aad isugu dayey in uu ku soo cesho diinteedii hore.

Gabadhani waxay sheegtay in cabsi soo food saartay ayna u sheegtay Baadarigii Kaniisada  diinta waan ku soo laabanayaa ee faraha iga qaada oo amaan i siiya.

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono

1 comment:

Anonymous said...

The Ten MostNuts nike shoes Tricks... And Ways To Utilize them!!|Efficient study will show you all the details linked with nike shoes and what you want to undertake right now.}[url=http://www.nikejapan.asia/]ナイキ エア[/url] Be aware of who's writing about nike shoes and reason why you ought to fear. [url=http://www.adidasjapan.biz/]スニーカー adidas[/url] Something you don't fully understand regarding adidas shoes could be costing even more than you might think. Up-to-date information: gucci purse May Have A Leading role In Any Management [url=http://www.guccijp.asia/]gucci バッグ[/url] An excellent technique for the chloe you could learn more about this afternoon. [url=http://www.chloejp.biz/]財布 クロエ[/url] Precisely how to fully understand all kinds of things there is to understand related to chanel bags in Some rather simple steps. [url=http://www.chaneljp.biz/]シャネル バッグ[/url] Tips about how to fully understand just about everything there is to learn related to chanel bags in four relatively easy steps.The Care-free Guy's Approach To The nike shoes Triumph [url=http://www.adidasjapan.asia/]アディダス シューズ[/url] What everybody else does in the area of adidas shoes and furthermore the thing that you will want to handle completely different. [url=http://www.nikejp.biz/]ナイキスニーカー[/url] Whatever the scientists might not be revealing over nike shoes in a manner that it has impact on you actually.

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...