Saturday 14 May 2011

Nabadoon hore u habaaray Mujaahidiinta Soomaaliya oo galabta ku geeriyooday magaalada Nairobi.

amiirnuur.com 
Imaam Maxamuud Imaam Cumar  oo ahaa Nabadoon caan ka ah gudaha dalka Soomaaliya ayaa goor dambe oo galabta aheyd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Imaam Maxamuud oo ahaa Imaamka beelaha Hiraab ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay waxa uu ku noolaa deegaanada kooban ee Muqdisho ay ka joogaan Ciidamada Shisheeyaha, isagoona hore  afkiisa ugu  habaaray Mujaahdiiinta.
Dadka qaraabo la ah Imaam Maxamuud ayaa xaqiijiyay inuu ku geeriyooday mid ka mi ah Isbitaallada ku yaala magaalada Nairobi oo xilliyadii ugu dambeeyay uu ku xanuusanaa.
Idaacadda ku hadashada Afka Ciidamada Shisheeyaha ee ku taalla magaalada Muqdisho ayaa caawa  baahisay warka sheegaya geerida Imaam Maxamuud, waxaana tacsi u diray Hogaanka ugu sareeya Kooxda KMG-ka ee ka hoos shaqeeya Gaalada Gumaadsom.
Amiirnuur Media
amiirnuurmedia@gmail.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...