Ciidamo aad ufarbadan oo ku labisan Tuute nooca Cagaarka ah oo lagu yaqiinay Ciidmada Galmudug ayaa Maanta buux dhaafiyay wadooyinka Waa weyn iyo xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ee Xrunta GalMudug State Somaliya
Ciidmada oo ku hubyasan nooqcyada kala duwan ee Qoryaha oo ay ku jiraan Dabajeexyo iyo Sabano ayaa waxaa ay Socdo Maanta ku mareen wadaooyinka waa weyn Sida Astaan Hobyo, Astaan Golol Ex.Bile Raflle iyo Jidka loo yaqaan Cusbada ee Gala suuqa weyn ee Galkacyo waxaana Ciidmada la arkayay iayaga oo wadada dhinacyadeda scoda walay aysan wax hawl gal ah aysan samayn Sidoo kale waxaa Ciidmada lagu arkayay maanta ilaa Gabal dhicii Caawa Xaafadaha Magaalada Galkacyo
Ciidmada oo ay Hogaaminayeen Saraakiil sar sare oo Galmudug ka tirsan sida Xasan Faarax kaarshe iyo Cawil Nuur Rooble waxay ka gaabsadeen inay wax faah faahin ku aadan Ciidmada ay Magaalad ku soo daadiyeen ah siyaan saxaafadda waxaase dadka reer Galkacyo ay ku macaneeyeen Mid ka danbaysa dhoolo Tuskii dhawaan ay sameeyeen Ciidamo ka amr qaata Cabadi Shukri Cali xirsi oo haatan ku xaraysan Xero ku taala Xaafadda Calanley
Sarakiisah Galmudug ayaa horay usheegay in ay Magalada ka bilaabayaan Roondo ayna la dagaalamayaan Ciidamo ay ku sheegn inaysan deegaanka udhalan oo Cabdi Shkuri Ku hubeeyay Magaalada Gaalkacyo
2 comments:
Asalamalaaykuum.
benta mahawaaye, galmudug dakhala cabdi shugri uu gartey beey'ka maseyreen. galmudud been badan bee ka khortey cabdi shugri cali. nin hun ma'haa, hormarka somalia woo rabaa. dadbaa ka dambeeyan colaadan oo dadka la'iskudirayo. galmudug iyo ahlu sunna walalo baatih'diin. sacad'oow cabdi shugri nin fiican waaye.
cabdishukri waan garab tagganahai iyo galmudug waa isku dad, waanla taaganahai iyadana. hala'iskaasho walaalo balayahaiy
Post a Comment