
Mustaf Dhuxulow waxaa dhowaan loo magacaabay wasiirka qprsheynta ee xukuumada Dr. Cumar C/rashiid, hase yeeshee waxaa dad badan su’aal ka keeneen tixgelinta gaarka ah ee la siiyey soo dhoweynta wasiirka.
Marka loo eego Muqdisho iyo madaxda dowlada, soo dhoweynta noocan oo kale waxaa looga bartay Shariif Xasan Sheekh Aadan xilligii uu ahaa wasiirka maaliyada ee dowlada federaalka oo dad badan ay ku xaglin jireen inuu si baxsi baxsi ah iskiis u maamulan jiray hantida dowlada caalamka ka hesho.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment