Madaxweynaha oo maanta markii ugu horeysay ka hadlay arimaha amaanka Puntland ayaa si cad u qiray in Xarakada Al Shabaab ay ka hawlgalaan Puntland, isagoo ku eedeeyey inay ka masuul yihiin dilalka, qaraxyada iyo beegsida masuuliyiita dowlada ee ku sugan degaanada Puntland.“Waxaa jira niman maleeshiyo ah oo uu madax u yahay nin lagu magacaabo ATAM oo ku jira buuraleyda Galgala, ciidamada ayaana ku hareereysan diyaar baana u nahay inaan soo afjarno waqti dhow”, ayuu yiri madaxweynaha Puntland.Read More
No comments:
Post a Comment