Sunday 11 July 2010

Madaxweynihii Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo shaqada laga eryay

Da'ud Mohamed Ali
Jigjiga,Julay 11, 2010 (WDN) - Wararka aan ka helayno magaalada Jigjiga ee caasimadda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xaqiijinaya in shir lagu qiimaynayay waxqabadka xukuumadda Deegaanka Soomaalida oo ay shalay yeesheen gudddida fulinta ee xisbiga Dimuqraadiga shacabka Soomaaliyeed (SPDP) oo isagu haya talada Deegaanka ay ku go'aamiyeen xalay fiidkii in laga xayuubiyay Md. Daa'uud Maxamed Cali xilkii madxweynanimada Deegaanka iyo kii guddoomiye ku xigeenimada ee xisbiga. Xubnaha guddida ayaa ku eedeeyay Md. Daa'uud in uu xagal daaciyay isla markaana uu caqabad ku noday horumarkii iyo maamul wanaaggii la rabay in laga hirgeliyo xukuumadda Deegaanka Soomaalida.
Shirka guddida fulinta oo labdii maalmood ee aan soo dhaafnay ka socday magaalada jigjiga ayaa wararku waxay intaa ku darayaan in sidoo kale Daa'uud lagu eedeeyay in uu ku kacay musuqmaasuq, keli talisnimo iyo in uu ka biyo diiday heshiisyada nabadeed ee qaybo ka mid ah kooxaha mucaaradka hubaysani dhawaananhan la galayeen dawladda Itoobiya. Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...