
Munaasabadani oo ay ka soo qeyb galeen Marti Sharaf Aqoon yahano Wax garad Culima,udiin iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada ku aftirsada Gobolka Banadir kuwaasi oo ka kala yimid qeybo ka tirsan Wadamada Yurub ayaa waxaa ugu horey Halkaasi Qudbad Dheer ka jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqradiga Banadir Mudane Dr. Abuukar Nuur Husein.
Dr,ka waxa uu ku dheeraaday ka Hadlida Ahmiyada ay u leedahay in dadka ku aftirsada Deegaanka Gobolka Banadir ey lahaadaan Maamul iyo kala danbeyn u gooni ah buu yiri Maadaama Dowlada Dalka ka dhisan iminka ay tahay mid Federal ah.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment