Safiirka oo la hadlayey dadka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Uganda ayaa waxaa uu ugu horeyn baaq u jeediyey dhamaan Ummada Soomaaliyeed ee ku nool wadankaasi, isaga oo sheegay in ay marka hore muhiim tahay in ay is dejiyaan oo aysan baqdin gelin naftooda, dalkan iyo dadka Uganda aysan dooneyn in ay Soomaalida dhibaateeyaan sida uu yiri Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda.Sayid Axmed Shiikh Daahir oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Uganda waxaa uu sidoo kale sheegay in dhibaatadii dalka iyo shacabka Uganda loo geystay ay ka tacsiyeynayaan iyaga oo ku hadlaya magaca Dawladda Soomaaliya, isla markaana waxaa uu shacabka Soomaaliyeed u sheegay in ay muujiy
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment