Saturday 17 July 2010

Sirdoonka Ingiriiska oo Xarun Ka Dhisanaya Hargeysa iyo Saraakiil Sirdoon oo Yimid (Xog)

Xubnaha wafdigan oo markii hore ka yimid dalka Ingiriiska ayaa soo maray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia halkaasi oo ay ka soo raaceen saraakiil ka tirsan sirdoonka Somaliland oo dhowaanahan booqasho ku joogay Addis Ababa.

Hargeysa (RBC) Warar laga heley ilo wareed hoose ayaa RBC u xaqiijiyey in magaalada Hargeysa ay soo gaareen wafdi ka socda hay’ada Sirdoonka Ingiriiska MI-5 kuwaasi oo haatan booqasho ku jooga magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
Ilo wareedkan ayaa noo xaqiijiyey in wafdigan ay xubno ka yihiin saraakil sare oo sirdoonka Ingiriiska u qaabilsan dhinaca argagixisada, waxaana sidoo kale ku jira xubno ka mid ah booliska Ingiriiska isla markaana qaabilsan arimaha argagixisada.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...