Sunday 25 July 2010

Wasiiru dawlihii gaashaandhigga dawladda federalka Soomaaliya oo sheegay inuu la dagaalami doono haddii ciidamo Itoobiyaan ah la keeno Soomaaliya


Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ahaa wasiiru dawlihii hore ee gaashaandhigga oo xilkaasi iska casilasy ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu kaga hadlay qorshayaal ay wadaan urur goboleedka IGAD iyo ururka Midowga Afrika oo la doonayo in ciidamo ka socda dalalka safka hore oo ay Itoobiya ka mid tahay la keeno dalka Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan hawlaha nabad ilaalinta oo ay ciidamada AMISOM ka wadaan dalka.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...