Friday, July 09, 2010
Muqdisho, Somalia, July 9, 2010 - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa maanta Madaxtooyada Soomaaliya ka furay masaajid weyn oo jaamac ah, masjidkaas oo loo bixiyey Masjidu Shuhadaa, masjidkaan waxaa uu hroay Madaxweynuhu u dhagax dhigay 13-kii bishii Febraayo ee sanadkaan.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment