Sunday 22 May 2011

Saraakiisha Ahlu Suna oo Saxaafada geeyay goobo ay kala wareegeen Al-Shabaab (Daawo Sawirada)


Muqdisho (RBC Radio) Saraakiisha Ahlu Suna waljamaaca ayaa guulo ka sheegtay dagalo xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Ahlu Suna ayaa waxa ay sheegeen in ay maanta la wareegeen deegaano ka tirsan degmada Wardhiiglay ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Maxamed Dayib oo ka mid ah saraakiisha Ahlu Suna waljamaaca ee gobalka Gobalka Banaadir oo maanta saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in dagaalada ay guulo ka gaareen.
Waxa uu tiilmaamay sargaalkaan in ciidamada Ahlu Suna ay qabsadeen xaafado badan oo ka tirsan degmada wardhiiglay ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay markii hore ay ku sugnaayeen ciidamada Al-Shabaab.
Waxa uu sheegay Sargaalkaan u hadlay Ahlu Suna in ay dagaalada sii wadi doonaan inta ay gabi ahaanba ay meesha ka sarayaan ciidamada Al-Shabaab.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...