Sunday 22 May 2011

War deg deg ah: Mujaahidiinta oo dagaal ku galay Dhoobley.


somalimemo.netWarar kala gedisan ayaa kasoo baxaya dagaaladii cuslaa ee saaka ka qarxay degmooyinka Hodon iyo Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho.

Dagaal culus ayaa goordhaw ka bilaawday degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose oo bilihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen Maleeshiyaad Kenya taabacsan.

Ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Jubbooyinka ayaa laxaqiijiyay in ay weerar kedis ah ku qaadeen gudaha Dhoobleey oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaad hubaysan.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta qabsadeen hub farabadan oo ay kamid yihiin gaadiid nooca dagaalka ah.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...