Khasaara culus ayaa ciidanka Itoobiya iyo maleeshiyaad taabacsan DKMG ah kasoo gaaray dagaalkii shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba.
Saraakiil muhiim ah ayaa la sheegay in ciidanka Itoobiya iyo kuwa Soomaalida looga dilay dagaalkii Baydhabo, sarkaal katirsan maleeshiyaadka Soomaalida ee cadawga la socda ayaa xaqiijiyay in ladilay laba Korneyl oo lagu kala magacaabi jiray Aden Afeey iyo Korneyl Cali Ganaas oo labaduba ahaa kuwa dal aqoonka u ah Itoobiya.
Weerar gaadmo ah oo ay ciidamada Xarakada Al Shabaab ku qaadeen kolonyo gaadiid ah ayaa xaqiijiyay in saraakiishan lagu dilay xaaladda ayaa saaka degan waxaana jira dhaq dhaqaaqyo xoogan oo shacabka Bay iyo Bakool ay wadaan, marxalad cusub ayaa la sheegay in uu galay dagaalka iska caabinta ah ee ladoonayo in gumeysiga Itoobiya lagu jebiyo.
SomaliMeMo
Mudisho
admin@somalimemo.net

No comments:
Post a Comment