![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Monday, 26 March 2012 15:36 |
![]() Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo xiligan ku sugan koonfurta magaalada Gaalkacayo dhinaca uu ka arimiyo maamulka Gal-mudug ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la helo isdhexgal buuxa oo ay sameeyaan shacabka maamulada Puntland iyo Gal-mudug.
|
No comments:
Post a Comment