Saturday, 2 February 2013

Daawo:oo Ha La Yaabin Hadalo Uu Ku Hadlay Madaxweyne Xasan (Daawo:Daqiiqada 4-Aad Iyo 45-Sekond Marka La Marayo)


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Saturday, 02 February 2013 15:34

Waxaa arin laga xumaado in Madaxweynihii Soomaalida qaarkeed u hanweynayeen,hadii ay daawadaan Filinkan laga duubay xili uu ku sugnaa Dalka Biljam uu ku soo baxayo inay rumoowday hadalkii sheegayey inuu ka tirsanaa Ururkii USC la oran-jiray ee Soomaalid badan xasuuqa ba*an u geystay,mana-aheyn Madaxweynaha inuu dhiirigelin u sameeyo Dagaal-oogayaasha iyo qaswadayaasha laga tırsanayo Godob inay galeenibalse waxay aheyd inuu ka qoomameeyo dhibaatooyinkii ay geysteen Dagaal-oogayaasha uu Madaxweynuhu ugu yeerayo Geesiyaal.

Madaxweynaha ayaa daqiiqadda (4-aad iyo 45-Sekond)marka uu marayo waxaa uu leeyahay(Ninka aad Tuug adiga u heysato iyo Burcad Mooryaan ah,Dadka qaar ayaa aaminsan inuu Geesigooda yahay)taaso loo fairasan-karo inuu ku faraxsanaa Dagaal-ogayaashii iyo Mooryaantii USC ee Koonfurta-Soomaaliya iyo Muqdisho xasuuqa aan ila iyo hada laga heshiin kageystay.

Waxaa ugu yaab badan indha-adeega Culusoow,waxaa uu si toos ah u sheegay,in la iska hilmaamo hantidda lakala heysto,qofkastana looga baahan-yahay inuu beri ka fikiro halkii uu ka fikiri shalay oo Hantidiisii la dhacay,isagoo dadka Soomaaliyeed ee hantidooda la heysto ka codsaday in shalay ay ku bedelaan maanta,hadii kale uu waqti ooga dhumayo.

Daawo:Madaxweyanaha oo hadalo aad ka naxaysıd ku hadlay Geesiyaalna ku tilmaamay Mooryaantii dadka Xasuuqday:

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

1 comment:

Anonymous said...

For the гeason that the admіn оf this site is
working, no doubt very soon іt will be wеll-κnown,
due to its feature contentѕ.
my website - V2 Cigs

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...