![]() | ![]() | ![]() |
| Written by Administrator |
| Thursday, 21 February 2013 18:33 |
![]() Wararka deg daga ah ee naga soo gaadhaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa xaqiijinaya in ugu yaraan 7 ruux ay geeriyoodeen kadib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen dad kujiray Masjid kuyaala tuulada Maleele ee degmada Libooye ee ku taal xadka Kenya iyo Somalia.
|




No comments:
Post a Comment