![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Wednesday, 25 December 2013 02:31 |
![]() Safiirku-xigeenka Safaraadda Soomaalidda ee Kenya C/Sataar Xasan Cali ayaa kashifay inay hayaan cadaymo muujinaya Guryo Qasri ah oo Xaafadda Heligan ee Nairobi ay ku iibsatay Haweenayda Wasiiradda Arimaha Dibadda ka ah,aduun-gaaraya 365-000-Doolar.Safiir ku-xigeenka C/sataar Xasan Cali ayaa qarxiyay in Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Safiiro Soomaaliyeed uu ku war-geliyay in 4-Malyan oo Doolar ay Wasaaradiisa Maaliyadda ku wareejisay Wasiirad Fawsiyo si ay mushaar ahaan u siiso shaqaalaha Wasaaradda arimaha dibadda iyo Safaaraddaha Dibadda ku yaal.Safiirka Safaaradda Soomaalidda ee Kenya Cali Ameeriko ayaa dalaal ka ahaa Guriga Xaaafdda Helliggan ee Nairobi ay ka iibsatay Fawziyo,waxaana Dumaaashigeed Cali Ameeriko lagu tilmaamay inuu yahay shaqsiga lacagaha 4-ta Malyan oo Doolar ku kala shubay Akoomo kala duwan oo Nairibo iyo Dubai ku yaalo,sida uu noogu sir-waramay C/Sataar Xasan Cali oo hadii ay soo laabato Fawziyo la filayo inay ka takhalusto,maadaama uu ceebaheedii dibadda soo dhigay.Fawziyo ayuu Diplomaasigan sheegay inay xitaa Guri ka iibsaday Dalka Ingiriiska,halka ay afka u dhigatay dhamaan 4-tii Malyan ee Wasaaaradda arimaha dibadda loo qorsheeyay.Riix:oo Dhagayso:Fawziyo oo Hantidii Qaranka Guryo Qasri ah ku iibsatayShacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment