Tuesday, 10 December 2013

Somalia - Wararkii maanta

MAXKAMAD dil toogasho ku xukuntay xildhibaaan Baarlamaanka Somali…..
Hargeysa - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, ayaa waxay sheegayaan in maxkamad ay ay dil toogasho ah ku xukuntay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland.
Sida warku sheegayo Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa shalay dil toogasho ah ku xukuntay Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir, kaas oo hore u dilay nin ay saaxiibo ahaayeen goor habeenimo aheyd, waxaana dooda xildhibaanka dilka geystay oo muddo dheer ka socotay magaalada Hargeysa ugu dambeyn ay Maxkamaddu go’aan kama dambeys ah ku gaartay in dil toogasho ah lagu fuliyo xidlhibaan Mustafe Cismaan Daahir sidaasina ay ku qanceen qoyskii uu ka dilay ninka ay saaxiibada ahaayeen.
Maxkamadda ayaa sheegtay in sharciga Islaamka ay u fiiriyeen dilka toogasho ee ay xildhibaanka ku xukumeen.
Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir ayaa shalay la horgeeyay Maxkamadda magaalada Hargeysa, taas oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwaddiisa oo in muddo ah socotay, waxaana ay shalay ku dhawaaqday xukun dil ah, kaas oo ay u cuskatay xeerka ciqaabta guud iyo shareecadda Islaamka.
Mustafe Cismaan Daahir oo ahaa Xildhibaan golaha deegaanka ah oo ka soo baxay urur siyaasadeedkii Ummadda in badana xukunkiisa la sugayey, waxaa lagu wadaa inuu jagadiisa buuxiyo xildhibaankii ku xigay oo ka dhursugayey xukunkan, isla markaansa dood badan oo dhinaca sharciga ahi ka hor taagnayd in uu kursigiisa buuxiyo.
Lama shaacin waqtiga la fulin doono xukunkan lagu riday xildhibaanka.
Magaalada Muqdisho oo war naxdil leh ku waabariisatay: Afar arday oo ku dhaacaantay.…!
Muqdisho- war hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in shil baabuur uu ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
Inta la ogyahay afar ka mid ah ardayda Jaamacadda Banaadir laanta Tree Disho ayaa ku dhaawacmay, kuwaasoo la socday baabuur nooca “Mini Bass “.
Goobjooge ku sugan deeganka Tree Disho ayaa u sheegay Shabakadda Caasimada Online, in uu arkay qaar ka mid ah ardaydii la socotay baabuurka oo dhaawac ah.
“Waxaan arkay afar ka mid ah ardaydii la socday baabuurka oo dhaawac ah, waxaana ku jiray gabdho” ayuu yiri goobjoogaha noo warramay.
Dhaawaca ardayda ayaa loos oo qaaday Isbitaalka Madiina, halkaasoo hadda lagu daweynayo.
Dhacdooyinka noocan oo kale ma ahan kuwa ugub ah, oo mar kasta ayey ka dhacaan magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka.
Waxaa sabab u ah darawalada oo aan aqoon fiican u lahayn ka xeynta baabuurta iyo wadooyinka oo burbursan isla markaana xawaare dheer loo waado baarbuurta.
Jarmalka iyo Masar oo safiiro cusub u soo magaacabay Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa manta ka aqbalay warqadaha aqoonsiga Ambassador Andreas Peschke oo noqonayo Safiirka cusub ee u qaabilsan dowladda Jarmalka dalka Soomaaliya, iyo  Ambassador Mahmoud M. Auf oo ah Safiirka u fadhin doono dowladda Masar dalka Soomaaliya.
Mar uu Madaxweynaha la hadlayay Safiirka Jarmalka ayuu u sheegay in Soomaaliya iyo Jarmalka uu ka dhexeeyay xiriir dheer oo wanaagsan. “ Soomaaliya waxey ka faa’ideysatay mashaariic ay dowladda Jarmalka ka her gelisay Soomaaliya.Jarmalka wuxuu taageraa tababarka ciidamadda  Soomaaliya ayaga oo usoo mariyo EUTM. Ciidamadda amnigana waxey helaan  tababar heer-sare ah.
“Waa la arkaa in uu amniga fiican yahay madaama uu ganacsiga kor u kacay. Mar dhaw waxaan jecel nahay in aan ku tartano suuqyadda Yurub anaga oo suuq geyn doono wax yaabo kala duwan oo ka mid yahay Muuska.”
Madaxweynaha ayaa markii u la kulmay Safiirka Masar wuxuu kala hadlay xiriirka taarikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal. “Labadeena dal waxey fursad u yeesheen in ay lahadaan xiriir dheer oo qarniyo so jiray. Dowladda Soomaaliya wey kusoo dhaweyneysaa waxaana daneynaaa in aan ka wada shaqeeyno xiriirka amniga iyo kan diblomaasiyeed.”
Ugu danbeyn, madaama aminga dalka Soomaalia u sii hagaagayo iyo Soomaaliya oo ku soo noqotay beesha caalamka,dalal badan ayaa bilaabay in ay xiriirkii ay  la lahaayeen Soomaaliya in ay  dib usoo celiyaan.
Dibad baxyo rabshada wata oo xiligan kasoconaya Magaalada Baladweyn(Daawo Sawirada)     
Waxaa Maanta dibad baxyo rabshado wata ay ka bilowdeen Qeybo badan oo kamid ah Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan kaa oo lasoo sheegayo ilaa xiligan in uu soconayo.
Dibad baxyada waxaa dhigaya shacab careesan oo ku dhaqan Magaalada Baladweyn kuwaa oo ka carooday dil habeenkii xalay Magaalada Baladweyn loogu geestay Sargaal sare oo horey uga tirsanaa Dowladii kacaanka iyo qaar kamid ah ilaaladiisa.
Shacabka careesan ee dhigaya Dibad baxyada ayaa tuuraya dhagxaan waxa sidoo kale taayaro ku gubeen laamiyada Magaaladasi iyagoo sidoo kale xiray wadooyin muhiim ah oo mara Magaalada Baladweyn.
Waxaa inta badan maanta xiran goobaha ganacsi ee Magaalada Baladweyn gaar ahaan goobaha ay dibad baxyadu kasocdaan waxaana inta badan xaafadaha Magaalada Baladweyn lagu arkayaa dad careesan oo dhagxaan ku tuuraya xarumaha dowlada iyo goobo kale oo Muhiim ah.
Meelaha qaar ayaa laga maqlayaa Rasaas goos goos ah ay ridayaan Ciidamada Dowlada kuwaa oo isku dayaya in ay kala eryaan shacabka tirada badan ee dhigaya dibad baxyada rabshadaha wata.
Dibad baxan ayaa ka dambeeyay kadib markii habenkii xalay Magaalada Baladweyn lagu dilay Sargaal si weyn magaalada looga yaqaanay kaa oo dilkiisa Taliyaha Booliiska Saldhiga Baladweyn ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen ciidamo katirsan Milatariga.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
sGen. Darwiish oo amray in xaafad Kismaayo ku taal la isaga baxo
Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga maamulka Jubba Gen, Maxamed Warsame “Darwiish” ayaa lagu sheegay in maanta laga baxo guraha dowlada ee ku yaala magaalada Kismaayo iyo xaafad laga dhistay garoonka diyaaraha meel u dhaw.
Gen, Darwiish, ayaa sheegay inay ka codsanayaan shacabka degan meelaha wareegtadu tilmaameyso inay ka baxaan guryahaasi. Isagoona cadeynaya meelaha ay amrayaan in laga baxo waxa uu yiri.
” Waxaan dadweynaha reer Jubaland si loogu shaqeeyo ka codsaneynaa inay ka baxayaan guryaha dowlada ee kala ah guriga gobolka, guriga Ceymiska, guriga qunsuliyada iyo wixii la mid ah oo ay dowladu leeyahay. Waxaana cadeynayaa in wax badan hadalkaasi lagu celceliyey oo aan wali codsaneyno in laga baxo” ayuu yiri Gen, Darwiish oo intaasi ku daray inay jirto xaafad ku taala banaanka magaalada Kismaayo oo ku dhaw garoonka taasi oo ay iyadana dalbanayaan in gebi ahaanba la baneeyo.
” Xaafad garoonka ku dhaw ayaa jirta oo iyada oo dhan cooshad ah taasina waxaan amreynaa in la baneeyo gebi’ahaan. Sababtuna wax kale ma ahan waa sidii ammaanka garoonka loo ilaalin lahaa” ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga maamulka Jubba.
Xildhibaan Nuur Farax “Jigjiga waxaan ku soo aragnay wax aanan ka fileyn.
Xildhibaan Nuur Farax oo ka mid ahaa Masuliyiintii ka qaybgalay  munaasabadi maalinta Qowmiyadaha Itobiya  ayaa ka waramay wixii uu halkaasi ku soo arkay.
Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay  in waxyabaha ay Jig jiga ku arken  ay ka mid ahayd Nabad galiyo la isku halayn karo  hormar baxad leh  oo dhan kasta ah  .
Sido kale Xildhibaanka ayaa waxaa u sheegay in guul ay tahay Wafdi ka soo dulay Muqdisho in uu  si toos ah uga dago  Jig jiga Airport  halka awal ay qasab ahay in  la maro Adis Ababa.
Ugu danbeyn Xildhibaanka  waxaa uu sheegay in Munabasadii ay u tageen Magaalada Jig jiga ee ahayd  Maalinta Qowmiyadaha Itoboya ay  ku soo dhamatay si guul.
Xog Hoose: Mudane Farmaajo oo Xalay Ka Soo Dagay Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho
Warar naga garaya xarunta xalane ayaa shegaya i raizul wazaarihii hore ee soomaliya  mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo xili la filaayo in laa magacaawo xilka raizul wazaaraha soomaliya
Dhanka kale waxaa la sheegayaa in uu Farmaajo uu u yimid in uu noqdo Rizul wazaaraha soomalaiya
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maalmahaan ku mashquulsan cida uu u dooran lahaa  ra’iisul wasaaraha labaad ee dowladdiisa ay yeelanayso.
Siyaasiyiin, Odayaal iyo xildhibaanno ka soo jeeda Beesha Mr Farmaajo ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweynaya,  kuwasoo doonaayo in uu noqdo Riizulwazaaraha soomaliya
Madaxweynaha soomaliya xasan shiikh maxmuud ayaa la tashi wada si uu u dooran lahaa ninka ku haboon Raizulwazaaraha soomaliya
Todobaadkii ayni soo dhaafnay ayay aheed markii ay xaildhibaanad soomaliya ay kalsoonida kala laabteen raizul waraha haatan xilka haya ee cabdi faarax shirdoon “saacid “
Wiil uu dhalay Col. Xaashi Xuseen oo Sheegay in aabihiis markii la dilay kadib dhulka lagu jiiday kana sheekeeyay qaabka loo dilay             
Waxaa Habeenkii xalay Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan lagu dilay sargaal sare oo katirsanaa Ciidanka Xooga Soomaaliya iyadoona faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan cida dishayiyo qaabka loo dilay.
Xasan Xaashi Xuseen Diiriye oo ah Wiil uu dhalay Sargaalkan xalay Baladweyn lagu dilay ayaa sheegay in aabihiis qorsho diyaarsan lagu dilay dilkiisana ay ka dambeeyeen sida uu xusay Saraakiil katirsan Ciidanka Xooga Soomaaliya.
Xasan Xaashi ayaa xusay in Aabhiis kahor inta aan la dilin Ciidamada dilka u geestay ay tageen mid kamid ah guryihiisa halkaasna ay ka baadigoobeen isagoona intaa ku daray in dhalinyaro guriga joogay la garaacay lana weediiyay halka uu joogo Korneelka.
Wiilkan ayaa intaa ku daray in Mid kamid ah Wiilasha uu dhalay Corneelka xoog lagu kaxeeyay uuna geeyay Wiilkaasi guri uu dhawaan ku guursaday Sargaalka la dilay markii ay halkaasi Ciidamada gaareena ay rasaas huwiyeen Korneelka iyo mid kamid ah ilaaladiisa kuwaa oo durba meesha ku dhintay.
Xasan Xaashi ayaa sheegay in aabhiis markii la dilay kadib ay dhulka ku jiideen Ciidamadii Milatariga ee dilka ka dambeeyay waxa uuna tilmaamay in ciidamadaasi ay ka yimaadeen Xerada lama galaan ayna soo adeejiyeen Taliyaha Guutada 10-aad ee Ciidanka milatariga iyo kuxigeenkiisa.
Wiilka uu dhalay Corneelka la dilay ayaa tilmaamay in aabihiis uu horey uga dar daarmay in uu ka cabsi qabo in ay dilaan Ciidamo katirsan Dowlada , waxa uuna xusay Xasan Xaashi in aabihiis la qorsheenayay in taliyaha Guutada 10-aad loo Magacaabo Sanadka Cusub arintaasna uu sababsaday ayna ka dambeeyeen dilka aabigiis saraakiil kasoo horjeeday Magacaabistaasi.
Qoyska uu kasoo jeedo Sargaalka la dilay ayaa sidoo kale Warbaahinta u sheegay in aysan jirin wax saraakiil ah iyo Masuuliyiin katirsan Gobolka oo kaga tacsiyeeyay geerida aabahood kana soo qeyb galay duugta marka laga reebo taliyaha Booliiska Saldhiga Magaalada Baladweyn.

Taliyaha Saldhiga Booliiska Magaalada Baladweyn ayaa shaaca ka qaaday in Dilka Col. Xaashi Xuseen Diiriye uu ahaa mid qorsheesan ayna ka dambeeyeen sida uu xusay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya.
Dilka Xalay loogu geestay Magaalada Baladweyn Sargaalkan katirsanaa Ciidankii Milatariga Soomaaliya Xiligii kacaanka ayaa maanta Magaalada ka abuurtay xiisad iyadoona Baladweyn ay ka dhaceen Dibad baxyo rabshada wata oo looga soo horjeeday dilkaasi.
Dibad baxyo rabshada wata oo xiligan kasoconaya Magaalada Baladweyn(Daawo Sawirada)     
Waxaa Maanta dibad baxyo rabshado wata ay ka bilowdeen Qeybo badan oo kamid ah Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan kaa oo lasoo sheegayo ilaa xiligan in uu soconayo.
Dibad baxyada waxaa dhigaya shacab careesan oo ku dhaqan Magaalada Baladweyn kuwaa oo ka carooday dil habeenkii xalay Magaalada Baladweyn loogu geestay Sargaal sare oo horey uga tirsanaa Dowladii kacaanka iyo qaar kamid ah ilaaladiisa.
Shacabka careesan ee dhigaya Dibad baxyada ayaa tuuraya dhagxaan waxa sidoo kale taayaro ku gubeen laamiyada Magaaladasi iyagoo sidoo kale xiray wadooyin muhiim ah oo mara Magaalada Baladweyn.
Waxaa inta badan maanta xiran goobaha ganacsi ee Magaalada Baladweyn gaar ahaan goobaha ay dibad baxyadu kasocdaan waxaana inta badan xaafadaha Magaalada Baladweyn lagu arkayaa dad careesan oo dhagxaan ku tuuraya xarumaha dowlada iyo goobo kale oo Muhiim ah.
Meelaha qaar ayaa laga maqlayaa Rasaas goos goos ah ay ridayaan Ciidamada Dowlada kuwaa oo isku dayaya in ay kala eryaan shacabka tirada badan ee dhigaya dibad baxyada rabshadaha wata.
Dibad baxan ayaa ka dambeeyay kadib markii habenkii xalay Magaalada Baladweyn lagu dilay Sargaal si weyn magaalada looga yaqaanay kaa oo dilkiisa Taliyaha Booliiska Saldhiga Baladweyn ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen ciidamo katirsan Milatariga.
Xukun Maanata Lagu Riday Suxufiyiin Muqdisho Ku Xirnaa Kadib Markii Maanta Maxkamad La Hor Keenay,
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun hal sano ah ku riday Milkiilaha Idaacada Shabelle C/maalik Yuusuf Maxamuud oo lagu soo eedeeyay aflagaado ka dhan ah madaxda qaranka soomaaliya iyadoo wariyihii wareystay haweeney sheegatay in la kufsaday ku xukuntay lix bilood oo xabsi ah .
 Sido kale maxkamada gobolka banaadir ayaa waxay lix bilood oo dibad joog ah ku xukuntay Gabadhii sheegatay in la kufsaday oo lagu magacaabo Faadumo C/qaadir kadib markii Maxkamada ay sheegtay in arrinta kufsiga ay aheyd mid la been abuuray oo la doonayay in lagu bah dilo wariyayaal qaranka u shaqeeyo.
 Inta ay socotay maxakada ayaa horteeda laga hor aqriyay baaritaanadii la xiriiray kufsiga, waxaana warqad laga keenay Isbitaalka lagu cadeeyay in aan la kufsan gabadha oo warkaasi yahay mid been abuur ah.
 Cabdilmaalik oo ah milkiilaha Idaacada Shabelle ayaa lagu soo eedeeyay in uusan aqoonsaneyn qaranimada Soomaaliya isla markaana warbaahintiisa uu adeegsado falal ka dhan ah qaranimada iyo jiritaankeeda iyadoo website Idaacada la sheegay in lagu aflagaadeeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo wasiirka warfaafinta .
 Dacwada kiiska la xiriiray kufsiga ayaa xeer ilaalintaa sheegtay in la been abuuray waxaana Maxkamada la horkeenay cadeymo kala duwan iyo marqaatiyeyaal, iyadoo ugu dambeyn soo afjartay kiiskan ku saabsanaa kufsiga.
 Si kastaba ha ahaatee xukunadan lagu riday Milkiilaha Shabelle iyo Wariye Maxamed Bashiir ayay Maxkamada sheegtay in la iibsan karo iyadoo maalintii ay bixinayaan lacag dhan labaatan kun shilinga Soomaali lagu iibsan karo xabsigooda.
Wafdigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada JigJiga ee dowlad deegaanka soomaalida Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Wafdigan uu hoggaaminayay wasiirka warfaainta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiida ee isugu jiray Wasiirro, Xildhibaanno, Odayaal dhaqameed iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah ayaa gabaldhicii maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ay uga soo qeybgaleen xuska maalinta qowmiyadaha Ethiopia.
Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/llaahi Ciilmooge Xirsi iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa wasiirku warbaahinta uga waramay safarkii Jigjiga iyo waxyaabihii ay kala kulmeen intii ay ku sugnaayeen, isagoo sheegay iney tageen meel laga jecelyahay.
“Ujeedada ugu weyn waxey aheyd inaan ka jawaabeynay casuumad rasmi ah oo xukuumadda loo soo diray, waxaan leennahay marka Koobaad waa wafdigii ugu balaarnaa uguna qiimo badnaa, kuwaas oo isugu jiray Wasiirro, Xildhibaanno, Odayaal iyo bulshada rayidka ah, runtii waxaan la kulannay dad aan isku midab nahay isku Diin nahay, walaalo nahay oo aanaan waxba kala aheyn, waxaan u tagnay dad aad u dadaalaya oo isku tashaday, is aaminay, xogaa maseyr ahbaa na galaym anaguna waan soo marnay howshan oo kale Todobaatameeyadii, dadkii is aamino oo isku tashadana waxey gaaraan horumar’’ Ayuu yiri mudane Ciilmooge.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa muujiyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo dhaqanka isagoo xusay in odayaashu ay casuumad u sameeyeen odayaashii ay ugu tageen jigjiga, isagoo sidoo kale tilmaamay in wasiirrada iyo xildhibaannada ay casuumad u sameeyeen xildhibaannada iyo wasiirrada kale.
Dhinaca kale wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in dhaqanka iyo iskaashiga amniga ay wadaagi doonaan ismaamulka dowlada degaanka Soomaalida, isagoo uga mahadceliyay sida diirran ee loogu soo dhaweeyay halkaasi isaga iyo wafdigiisa.
Wafdiga wasiir Ciilmooge horkacayay ayaa maanta gelinkii hore magaalada jigjiga kulan gaar ah kula qaatay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia mudane Cabdi Maxamuud Cumar waxa ayna ka wada hadleen sidii loo sii balaarin lahaa xiriirka labada dhinac.
Somali woman who reported rape sentenced
Nineteen-year-old will be confined to home for six months and journalists who reported the story are to go to jail.
Last updated: 09 Dec 2013 15:37
 The journalists will serve out their sentences, of one year and six months respectively, or pay a fine [AFP]
A Somali court has sentenced to jail a woman who said she was raped and two journalists who reported her story.
The court passed the verdict on Monday in the capital Mogadishu, saying the journalists were guilty of defamation and insulting state institutions.
The 19-year old woman, who is also a journalist, was handed a suspended six-month jail sentence for defamation and lying, during which time she will be confined to her home, said Judge Hashi Elmi Nur.
Journalist Mohamed Bashir was found guilty of defamation and making false rape accusations, so he is given a six-month jail term.
Judge Hashi Elmi Nur
The journalists are to serve out their sentences, of one year and six months respectively, or pay a fine in order to win early release.
It is the second time this year Somalia has jailed a woman for speaking out about rape and journalists for interviewing her.
"The manager of Radio Shabelle, Abdilmalik Yusuf, was found guilty of offending state institutions, and therefore will serve a prison term of one year," the judge told the court.
"Journalist Mohamed Bashir was found guilty of defamation and making false rape accusations, so he is given a six-month jail term."
Both have the possibility of paying a fine to leave jail, equivalent to around a dollar per day of their sentence, so around $365 for Yusuf, and $180 for Bashir.
Rape, and reporting on sexual assault, is one of the most sensitive topics in Somalia.
The alleged victim last month told the independent Radio Shabelle she was attacked and raped at gunpoint by two fellow journalists. But it was the journalists who listened to her story who were jailed.
Last month the United Nations in Somalia called for a "proper investigation" into the case, while the United States said it was "deeply concerned".
Neither of the men accused of the rape were arrested.
'Unscientific and degrading'
In February, a Somali journalist and a rape victim he interviewed were both sentenced to a year in prison after being found guilty of "offending state institutions".
In that case, the court found the woman had lied after a midwife conducted a "finger test" to see if she had been raped, which Human Rights Watch (HRW) said was an "unscientific and degrading practice that has long been discredited".
They were released two months into their jail term after the case sparked widespread international criticism.
In August, a Somali woman who alleged she was gang-raped by African Union soldiers was also held by police for questioning.
Last month HRW called on the government to order a new and impartial investigation into that case, saying the response to the incident "has been marred by mismanagement, opacity, and the harassment of the female rape survivor and support service providers".
This "points to security officials trying to silence both those who report the pervasive problem of sexual violence and those who help rape survivors", HRW added.

Somalia's internationally-backed government has repeatedly said that rape and sexual violence against women "are completely unacceptable in Somali culture", but has previously declined to comment on specific cases. It has also insisted it protects press freedom.
Source: AFP



Somali Refugees Say South Africa is Too Dangerous
Ali Omar Mohamed fled Somalia’s civil war two years ago to seek a better life in South Africa. Now after being robbed at gunpoint and seeing scores of his countrymen murdered in xenophobic violence, he’s ready to leave.
Mohammed, a 21-year-old shopkeeper, is part of a growing tide of immigrants who say they prefer returning to a war zone rather than face the hatred and jealousy they are subject to in South Africa where they’re called “the enemy.”
“It’s better to die in your country where your mother and father can see you and not worry so much,” said Mohamed, who sleeps in a small room attached to the shop in the northern Johannesburg shantytown of Diepsloot. “As soon as possible, I’ll go back.”
In South Africa, the situation for Somalis is deteriorating.
“Somalis are subjected to a high rate of fatalities and loss of livelihoods,” Munyaneza said in an interview. “This is unprecedented. They’re being attacked with impunity. The Somalis are the ones who are the hardest hit amongst the foreigners.”
For many Somalis, returning home is now a safer choice than remaining in South Africa.
“They are tired of the on-going xenophobic attacks, and the constant hurting and maiming of Somalis,” Sheikh said. “It’s better to go home and die in dignity than to die far away from home.”
Or you know, there’s always Minnesota. Or Maine. The reality though is that Somalis have made South Africa worse. And that’s a unique achievement.
South Africa is playing host to an ethnic civil war that claims the lives of Somalian nationals daily. In the Eastern Cape, Somalis of rival ethnic groups are waging what some call a “silent war”, “genocide” and “ethnic cleansing”.
Ethnic tension pits those of Ethiopian origin, better known as Ogadenes or Somalian Ethiopians, against those who consider themselves authentic Somalians.
Most Ogadenes in South Africa are staunch Muslims and see those who fled as defying Islamic rule.

Port Elizabeth and East London have over 400 graves of Somalians murdered in recent years. Somalians say they were killed by Somalis or hired hitmen.
There’s only one answer. We need to import more Somalis.
Mandela memorial service: Mourners gather in Johannesburg
Tributes have been paid around the world to the former South African president
Tens of thousands of mourners are expected in Johannesburg for a memorial service for Nelson Mandela.
US President Barack Obama and the UN Secretary General Ban Ki-moon will be among those paying tribute.
The service will be held at the 90,000 capacity FNB stadium, where Mr Mandela made his last public appearance. It will also be shown on big screens at three "overflow" stadiums.
The former South African president died aged 95 last Thursday.
The country is observing a series of commemorations leading up to the funeral on Sunday.
Continue reading the main story
World leaders attending
US President Barack Obama
UN Secretary-general Ban Ki-moon
Cuban President Raul Castro
French President Francois Hollande
British Prime Minister David Cameron
Brazilian President Dilma Rousseff
Zimbabwe's President Robert Mugabe
The memorial service is likely to be one of the biggest gatherings of international dignitaries in recent years.
Hundreds of people are already outside the stadium, the BBC's Joe Winter reports from the scene, and many have been out all night.
Crowds, many wearing Nelson Mandela t-shirts and South African football and rugby tops, are singing songs from the fight against apartheid, our correspondent adds.
--Syrian army secures Damascus-Homs motorway
Syrian government forces are reported to have taken control of the motorway linking Damascus with the city of Homs.
The road has been closed for several weeks because of heavy fighting with rebels in the Qalamoun mountains, which run along the border with Lebanon.
The army is also said to have captured most of Nabak, a town next to the road, 80km (50 miles) north of the capital.
Over the weekend, opposition activists accused government forces of carrying out atrocities against families there.
The Syrian Observatory for Human Rights, a UK-based activist group, reported that five children had been shot dead in an industrial area.
--جون كيري يزور اسرائيل والضفة الاربعاء
آخر تحديث:  الثلاثاء، 10 ديسمبر/ كانون الأول، 2013، 02:28 GMT
ستكون هذه تاسع زيارة يقوم بها كيري للمنطقة منذ استيزاره
أعلنت الناطقة باسم وزارة الخارجية الامريكية في واشنطن ان وزير الخارجية جون كيري سيعود الى منطقة الشرق الأوسط مجددا يوم الاربعاء المقبل بعد ايام قليلة فقط من آخر زيارة له لاسرائيل والاراضي الفلسطينية.
جون كيري: "لسنا عميانا، ولا أظن اننا اغبياء" فيما يخص ايران
كيري يعترف بأن تجسس وكالة الأمن القومي تجاوز الحدود المقبولة
آخر تحديث:  الاثنين، 9 ديسمبر/ كانون الأول، 2013، 08:59 GMT
محادثات اسرائيلية فلسطينية في واشنطن الأسبوع المقبل بعد توقف منذ 2010
ونفت الناطقة جان بساكي ان زيارة كيري ستتركز فقط على التوصل الى اتفاق مرحلي بين الفلسطينيين واسرائيل.
وقالت الناطقة للصحفيين "هذه مرحلة مهمة من المفاوضات، لذا يشعر الوزير كيري بأنه من الضروري ان يعود الى المنطقة."
وقالت إن الوزير الامريكي سيمضي يومين في اسرائيل والاراضي الفلسطينية

إ سرائيل والأردن والفلسطينيون يوقعون اتفاقا "تاريخيا" لربط البحر الأحمر بالبحر الميت


وقع الاتفاقية عن الجانب الاسرائيلي وزير التنمية المناطقية سيلفان شالوم وعن الجانب الاردني وزير الزراعة والموارد المائية حازم ناصر وعن الجانب الفلسطيني شداد العتيلي رئيس سلطة المياه
وقع ممثلو إسرائيل والأردن والفلسطينيين اتفاقا "تاريخيا" لربط البحر الأحمر بالبحر الميت الآخذ في الانكماش، بحسب ما صرح به وزير إسرائيلي.
وقال وزير الطاقة والتنمية الإقليمية سيلفان شالوم لإذاعة الجيش الإسرائيلي إن المياه - طبقا للاتفاق الذي سيوقع الاثنين في مقر البنك الدولي في واشنطن - سوف تجلب من خليج العقبة الواقع في نهاية الجزء الشمالي من البحر الأحمر.
وسيُحلى جزء من المياه لتستفيد منه إسرائيل والأردن، والفلسطينيون، بينما ينقل الجزء المتبقي عبر أربعة أنابيب إلى البحر الميت.
وأشار شالوم إلى الجوانب الاقتصادية المترتبة على توفير مياه محلاة رخيصة إلى الدول المجاورة، والجانب البيئي المتمثل في "إنقاذ البحر الميت"، ثم الجانب "الاسترتيجي- الدبلوماسي" للاتفاق، الذي يوقع في وقت تتعثر فيه محادثات السلام بين إسرائيل والفلسطينيين.
وقال شالوم "هذا إنجاز بعد سنوات من الجهود، وهو خطوة تاريخية".

.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...