Saacid Oo Bah-Dilaad Lagu Sagootiyay Xili Uu Xilka Ku Wareejinayay R/Wasaaraha Cusub | ![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Thursday, 26 December 2013 15:47 |
![]()
![]()
![]() 20-daqiiqo oo dar-daaran ah kadib,waxaa agabkii Xafiiska uu Saacid ku wareejiyay Reysalwasaarihii hore oo u mahad-celiyay mudadii sanadka aheyd ee xilka uu yahay inuu u dhabar-adeegay maslaxada Shacabka SoomaaliyeedGeba-gabadii Madaxweyne Xasan ayaa isagana u mahad-celiyay Reysalwasaaraha tagay wuxuuna ka codsaday Reysalwasaraha cusub inuu soo dhiso Gole Wasiiro oo tayo lehShacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment